HAMBALYO KU SOCOTA Dadwaynaha Sool Iyo Saraar Ee SAFARKA XISBIGA WADANI KUMARAYO GOBOLADA BARIGA SOMAALILAND | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
HAMBALYO KU SOCOTA Dadwaynaha Sool Iyo Saraar Ee SAFARKA XISBIGA WADANI KUMARAYO GOBOLADA BARIGA SOMAALILAND
August 21, 2016 - Written by Editor:

Hambalyo Safarka Same Wade Ee Gudoomiye Ciro Sida Balaadhan Ee Ayna Ugu Kala Hadhin Dadwayneha Reer Laascaanood Soo Dhawayntii Gudoomiyeha Xisbiga Wadani Ee Same wade, uu Ku Marayay Gobolada Bariga somaaliland Gudoomiye Ciro Iyo Soo Dhawayntii Balaadhnayd Ee Aan Loo Kala Hadhin Ee ay U Muujiyeen dadwaynaha gobolka sool iyo saraar sida Balaadhan Ee Ay u soo dhaweeyeen waftigii uu ciro hogaamninayay iyo sida ay u muujiyeen taagerada ay waddani u hayan Xisbiga wadani Gudoomiyeha Xisbiga Wadani Run ahaantii Waxay Ahyd Soo Dhawayn Aan Loo Kala Hadhin Haday Noqoto Dhalinyar Waayeel Waxgarad Aqoonyahan Cuqaal Oo Muujiyay Soodhawayn Balaadhan Oo Ay Taageero Ugu Hayaan Xisbiga Wadani Safarka Gudoomiye Ciro Waxaa Uu noqday Safar Gudoomiye Ciro Ee Same Wade Iyo Xisbigii u horeeyay ee Sidaa Muga iyo Miisaanka leh Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Laascaanood Waxaanu Noqday Safar Taariikhiya Sida Dadwayneha Reer Laascaanood iyo caynaba Aanay Ugu Kala Hadhin Soo Dhawaynta Gudoomiyeha Xisbiga wadani waxaanu Noqday Shafar Guul Ah Waxaanay Guul U tahay qaranka Somaliland gaar ahaan taageerayaasha waddani meel kasta oo ay joogaanba , waxanay tani cadaynaysaa in shacabka gobolada bariga Somaliland ay jeclaysteena inay codkooda siiyaan xisbiga waddani si ay dadka dalaka somaliand  wax ula yeeshaan. Waxaase Amaan Mudan Dadwayneha Reer Laascaanod oo ku dhiiraday In Aysan U Kala Hadhin Soo Dhawaynta Gudoomiyeha Xisbiga Wadani C/raxmaan Ciro Ee Same Wade Boqolaal gaadiid ah iyo kumanaan qof oo gelbinaya weftigii gudoomiye cirro, Ayaa U Galbiyay Magaalada Laascaanod.

SOCOTA

Hadaba Waxaan Hambalyo U dirayaa Shacabka Reer Laascaanod ee Soo Dhawayn geesinimo leh u muujiyay taageerida iyo soo dhawaynta gudoomiye ciro ee same wade iyo xisbiga wadani waxaase mahada leh ilaahay SW ka sokowna Gudoomiye cirro oo tusay rer sool isagoon ciidan wadan in uu laas caanood dhex dawaafo shacabka reer laascaanoodna waxay gobanimadoodii lagu yaqaanay iyo mid aan La filanayn ku soo dhaweyeen weftiga, dalkii waa is raacay waa farxad aan la soo koobi karin run ahaantii waxaanu noqday safar taariikhda somaaliland gala sida sharafta leh ee aanay ugu kala hadhin intii uu marayay bariga magaalooyinka burco  caynabo Laascaanood Iyo tuulooyinka ku xeeran ee safarka same wade ee gudoomiye ciro ku marayay hadaba waxaa guul ah safarka same wade ee gudoomiye ciro uu ku marayay gobolada bariga somaaliland iyo sida balaadhan ee aan loogu kala hadhin soo dhawaynta iyo taagerida ay u muujiyeen dadwayneha reer laascaanood xisbiga wadani waana guul balaadhan oo u soo hoyatay xisbiga wadani iyo taagerayaasha xisbiga wadani waxaanan leeyahay hambalyo hambalyo.

 

ALAA MAHADLEH

 

Afhayeenka Xisbiga Wadani

 

Ibraahin Mahdi Buubaa

COMMENTS
LINKS