DAAWO: Suldaan Mawliid Sabayso Oo Kamid Saladiinta Waqooyiga Hargaysa, Oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Hadalo kasoo Yeedhay Qaar kamida Madax Dhaqameedka Gobolka Awdal. Iyo fariinta Uu udiray. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO: Suldaan Mawliid Sabayso Oo Kamid Saladiinta Waqooyiga Hargaysa, Oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Hadalo kasoo Yeedhay Qaar kamida Madax Dhaqameedka Gobolka Awdal. Iyo fariinta Uu udiray.
August 30, 2016 - Written by Editor:

HARGAYSA(Wajaalenews)-Suldaan Mawliid Sabayste oo kamid ah Saladiinta Waqooyiga Hargaysa, Ee beelaha Sacad Muuse oo maanta Saxaafadda la hadlay ayaa fariin adag oo ku aadan degaanada lixda ah ee Xukuumaddu sheegtay in Diwaangalinta laga qabanaayo, wuxuu u diray Madax dhaqameedka Gobolka Awdal. Suldaanka oo arrimahaas ka hadlaaya Hoos Ka DAAWO.

https://youtu.be/_cBpFOOBkY0

COMMENTS
LINKS