DAAWO; Muj farxaan faacuul Oo Si Adag Uga Hadlay Lixda Goobood Ee Lagu Muransan Yahay In Diwaangalinta Laga Qabto, Sheegayna In Cawaaqib Xumada ka Dhalata Ay ka masuul Yihiin Xukuumada Siilaanyo Iyo Xisbiga kulmiye. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Muj farxaan faacuul Oo Si Adag Uga Hadlay Lixda Goobood Ee Lagu Muransan Yahay In Diwaangalinta Laga Qabto, Sheegayna In Cawaaqib Xumada ka Dhalata Ay ka masuul Yihiin Xukuumada Siilaanyo Iyo Xisbiga kulmiye.
September 2, 2016 - Written by Editor:

Donald Trump baa  la xusuusiyaa Odayga Maraykanka  baajkaa Waad ilowday  Boosiishankiisii Ayaan Ku Gaynayaa Muuse Biixoow oo Waxaan leeyahay Bajkaa Waad Ilowday Magacaa  Ayaan u Bixinaynaa.Muj Faacuul

“Waxaaba Maqan oo Meeshiiba laga saaray oo ay ka saareen Raga maanta Hadlayaa Ee ah  raga  Taladani ay Gaarka u tahay oo uu kamid yahay Gudoomiyaha  Xisbiga kulmiye Ee shalay Gabiley ka  hadlay Xuquuqdii Gobolka Gabiley uu fikir Ahaan kaga saaray  Balse ay Qaanuun ahaana Sidii Lixdankii Ayay  Ugu Qoran Tahay,oo ay Dastuurka Ugu Jirto” MUJ FARXAAN FAACUUL.

vlcsnap-2016-09-01-16h46m02s24

Hargaysa(Wajaalenews) Muj farxaan faacuul oo kamida ahaa Saraakiishii Sare sare Ee Ururkii SNM  isla markaana Kamid ahaa Aas Aasayaashii Guutadii 99 ee xeebaha ka dagaalantay Xiligii Dalka somaliland laga xoraynayay Taliskii Macangaga ahaa ee Siyaad Bare

Muj farxaan oo waraysi gaara oo uu siiyay shabakada wararka ee wajaalenews  ayaa si adag uga hadlay lixda goobood ee lagu maransan yahay ee xeebta somaliland Iyo Arimo Kale oo xasaasiya  kaasi oo dhamaan ay xiligan xukuumada Siilaanyo Iyo xisbigeedu ku baaqday

Sidoo kale Muj farxaan faaquul ayaa nasiib daro ku tilmaamay in layska idhotiro xaalada rasmiga ah ee ka jirta waqooyiga somaliland iyo doorkii dhuleed ee gobolka gabiley ku leeyahay maamuli jirayna  oo si badheedha uu u dafiray muuse biixi sheegayna in ay Hargaysa iyo Boorama uun xuduud dhuleed ka dhaxayso balse aanay gabiley wax doora ku lahayn.

Dhanka kale muj farxaan faaquul ayaa murashaxa xisbiga kulmiye muuse biixi ku tilmaamay in uu lamid yahay  murashaxa xisbiga Jamhuuriga ee dalka Maraykanka Donal Turm Loona baahan yahay in sidiisa loo xasuusiyo waxyaabaha uu ilaawo;

DAAWO WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN;

 

WAJAALENEWS DESK

HARGAYSA OFFICE

 

COMMENTS
LINKS