Tasci: Geeridii ku Timid Marxuum Maxamuud Maxamed Gees | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Tasci: Geeridii ku Timid Marxuum Maxamuud Maxamed Gees
September 8, 2016 - Written by Editor:

Tacsi Inaa Lillaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

Maxamed Maxamud Guray, Eng Magan, Yuusuf Cabdi Gabboobe, Maxamuud Nine, Cabdiraxmaan Waabari, Muuse Xisbi, Axmed Daad, Cabdiraxmaan Bootaan, Xasan Halas iyo dhammaan asxaabtaasi, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Reer Maxamed Gees, gaar ahaan Maxamed Siciid Maxamed Gees geeridii ku timi Adeerkii Marxuum Maxamuud Maxamed Gees oo 08/09/16 ku geeriyooday magaalada New Delhi – Hindiya. marxuumka waxay Illaahay uga baryeyaan inuu ka waraabiyo jannadii Fardowsa, qoyska, qaraabada, ehelada iyo guud ahaan Shacabka Reer Somaliland uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin… Aamiin… Aamiin… Aamiin… Aamiin…

COMMENTS
LINKS