Safar Uu Madaxwayne Siilaayo Dalka Dibadiisa Ugu Baxayay Hada Oo Dib U Dhac ku Yimid Iyo Sobobaha keenay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Safar Uu Madaxwayne Siilaayo Dalka Dibadiisa Ugu Baxayay Hada Oo Dib U Dhac ku Yimid Iyo Sobobaha keenay.
September 26, 2016 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Warar  xogogaala oo hadda soo gaadhaya xafiiska warqabadka ee  shabakada wararka wajaalenews ayaa noo xaqiijiyey in madaxwayne Axmed siilaanyo iyo wafti  uu  hogaaminayay oo dalka dibadiisa ubixi lahaa uu dhib u dhac ku yimid Kadib markii diyaarad khaasa oo qaadi lahayd aanay soo cago dhigan madaar Cigaal  kaasi oo aan si rasmiya loo hayn sobobaha  keenay,

safarkan madaxwaynaha ayaa   u  anbabaxayey dalalka Magaalada Dubia ee Emaraadka carabta isagoo madaxwaynuhu u sii dhaafayey dalka Ingiriiska oo la sheegay  in uu hawlo caafimaad  u tagay halkaasi.

Sidoo Kale  wararka ayaa intaa ku daray    in uu dib u dhac kuyimid xiliga ay iman lahayd  Diyaarada madaxwaynaha qaadi l dib dhaca kuyimid owgeed  keentay in wakhtigii  loo balansanaa Duulimaadka( falightka)  WAFTIGA MADAXWAYNAHA  raacayey oo ku beegnaa 4:oo galabnimo maanta oo isniin ah

sicad looma oga in safarka madaxwaynaha uu sidaa ku baaqan doono iyo in uu saacadaha soo socda uu bixxidoono.

wixii kasoo kordha safarka madaxwaynaha kala soco shabakada wararka ee wajaalenews.net

 

 

 

COMMENTS
LINKS