DAAWO: Waa Kuwama Suudh Madoobayaasha Maraykanku, Jin mise Insi? Xogta Dahsoon | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO: Waa Kuwama Suudh Madoobayaasha Maraykanku, Jin mise Insi? Xogta Dahsoon
September 26, 2016 - Written by Editor:

Badhtamihii qarnigii labaatanaad ee taariikhda miilaadiga ayay ahayd  waxaa soo baxayey warbixino iyo sheekooyin ka hadlaaya ragga xidhan suudhka madow ee dhamaystiran kuwaas oo inta badan dalbada macluumaad ku sabsan shaqsiyaad iyo wayaabo qariib ah iyadoo in badani aaminsan tahay inay u shaqeeyaan xukuumada dalka maraykanka.

https://youtu.be/Rn-m1OYswnQ

COMMENTS
LINKS