DAAWO: Roobab Dabaylo Culus Wata Oo Ka Da’ay Degmada Buluxaar Iyo Khasaaraha Ka Dhashay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO: Roobab Dabaylo Culus Wata Oo Ka Da’ay Degmada Buluxaar Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.
September 26, 2016 - Written by Editor:

Hargaysa(Wajaalenews) Roobab dabaylo culus wato ayaa ka da’ay tuulada boodaale ee hoos timaada degmada Buluxaar, Hoos ka Gudoomiyaha degmada Bulaxaar oo siday wax udhaceen ka Warbixinaya ayaa yidhi.

COMMENTS
LINKS