WAJAALE NEWS

DAAWO: Roobab Dabaylo Culus Wata Oo Ka Da’ay Degmada Buluxaar Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.

Hargaysa(Wajaalenews) Roobab dabaylo culus wato ayaa ka da’ay tuulada boodaale ee hoos timaada degmada Buluxaar, Hoos ka Gudoomiyaha degmada Bulaxaar oo siday wax udhaceen ka Warbixinaya ayaa yidhi.

Exit mobile version