DAAWO Muuqaalka ;Shil Naxdinle Oo ka Dhacay Galbeedka Magaalada Hargaysa Iyo khaasaraha Dhimasho Iyo Dhaawac Ee Uu Sobobay, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO Muuqaalka ;Shil Naxdinle Oo ka Dhacay Galbeedka Magaalada Hargaysa Iyo khaasaraha Dhimasho Iyo Dhaawac Ee Uu Sobobay,
September 27, 2016 - Written by Editor:

Hargeis(WN):-Shilkan ayaa ka dhacay duleedka galbeed ee caasimada hargeisa Maalintii shalay ayaa wuxu sobobay khasaare nafeed oo dhaawac iyo dhimasho iskugu jira waxaan inta la ogyahay la xaqiijiyey in shilkan oo ahaa gaadhi nooca loo yaqaan tagaasida ama raaxada uu la gadoomay saddex wiil oo saarnaa halka laba wiil ku dhinteen dirwalkiina dhaawacyo culusi soo gaadheen,

COMMENTS
LINKS