WAJAALE NEWS

DAAWO; Doodii Telefishinka Ee Hillary Clinton & Donald Trump Iyo Dagaal Afka ah oo Aan Waxba la Isu Hambayn Ee Dhexmaray (Xogta Dahsoon)

Dagaal Afka ah oo Aan waxba la isu hambayn ayaa saamaynta ugu badan ku lahaa doodii telefishinka ee u horaysay ee ay iskaga horyimaadeen labada musharaxa ee jamagadamadaxweynanimada Dalka Maraykana Hillary Clinton iyo Donald Trump.

https://youtu.be/v6_7qvhCw7o

Exit mobile version