Dhamaan Masuuliyiintan Waxay Hambalyo Meher U dirayaan Cabdifataax Yuusuf Cabdi (Shan daqiiqo) Iyo Marwadisa Garyaqaan farduus Aaden Maxamed. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dhamaan Masuuliyiintan Waxay Hambalyo Meher U dirayaan Cabdifataax Yuusuf Cabdi (Shan daqiiqo) Iyo Marwadisa Garyaqaan farduus Aaden Maxamed.
September 28, 2016 - Written by Editor:

Dhamaan Masuuliyiinta iyo hawlwaeenada haayadaha kala duwani waxay dhambaal hambalyo ah hawada u marinayaa oo kala ah, Xafiiska xeer ilaalinta ,maxkamadaha Qareenada Wasaaradaha cadaalada,  xildhibaanado waxay hambalyo u dirayaan Xeer ilaaliye Cabdifataax Yuusuf Cabdi (Shandaqiiqo)  Iyo Marwadisa Garyaqaan farduus Aaden Maxamed Oo meher koodu ka dhacay GREEN PLAZA Huteel  Malintii Axadii Tariikhda 25.9.016

hambalyo 5 hambalyo 6 hambalyo 7 HAMBALYO 4 hambalyo 3 hambalyo 2

Waxay dhamaan leeyihiin guri galkiina ku gaadha bashbash iyo barwaaqo.

AAMIN AAMIN

COMMENTS
LINKS