WAJAALE NEWS

Bahda Wajaalenews Waxay Tacsi Tiiraanyo leh Udirayaan Wariye Shiine Cilmi Kaahin Oo Xaaskii ku Geeriyootay Magaalada Hargaysa.

INAA LILAAHI WA,INAA ILAYHI RAA JUCUUN

Dhamaan masuuliyiinta shabakada wararka ee wajaalenews ,hawlwadeenada  waxay halkan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa geeridii naxdinta lahayd ee ku timid  xaaskii wariye shiine cilmi kaahin marxuumad ayaan  jaamac cumar oo galabta xaqii kuyimid xanuun kusoo boodayna u geeriyootay.

Geeridu waa Xaq, Wayse kala Xanuun badan tahay: Waxaan Tacsi Tiiraanyo leh Mar labaad udiraynaa Halkan uga  Diraynaa Wariye Shiine Elmi Kaahin Geeridaa naxdinte leh ee ku timid  Xaaskiisii  (Marxuumadda Alle Ha U Naxariisto, qoyskii Qaraabadii, Asxaabteedii  ILAAHAY  Samir iyo imaan haka Siiyo….Aamin..Aamin…Aamin)

MARXUUMADA ILAAHAY alle ha naxariisto janatu fardawsa Haka waraabiyo

SIDOO KALE WAXAA TACSI TAA LAMIDA DIRAYA

GANACSADE MAXAMED XUSEEN NUUR (MAXAMED SOOBE)

SACAD XAAJI MAXAMUUD GADHLE

XAMSE XAAJI

XASAN CALI AADAN

 

Exit mobile version