Ishii Buktayey ku Bikaacso | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ishii Buktayey ku Bikaacso
October 11, 2016 - Written by Editor:

Asalaamu-Calaykum Dhamaantiin Waxaan Ugu Horeyn aan Salaamayaa Dhamaan Bulshada kala duwan ee Reer Somaliland gudo iyo dibadba marka xigta waxay mahadi u sugnaatay alla subxaana watacala oo wax kasta inoo surta  galiyey,marka xigta  waxaan Halkan idiin ku soo gudbin doonaa Maqaal ama Qormo aan Halku dhig uga dhigay ishii buktayey ku bikaacso .

Markaan Arkay hanaanka,himilada iyo Higsiga iyo Horumarka Siyaasadeed ee uu ku Talaabsaday Mudooyinkii U Dambeeyey Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani iyo sidoo kale Hanashada Quluubta Siyaasiyiin Saamayn weyn ku lahaa Saaxada Siyaasada Somaliland iyo Guud ahaanba Geeska Africa iyo Taageerayaal Mug iyo Miisaanleh oo isbadaldoon ah ku waasi oo  go aansadey inay garab istaagan isla markaasina Taageero Baaxadleh u muujiyaan xisbi waynaha Waddani kas oo ka turjumaya midnimada iyo qaranimada iyo Masayrka Mustaqbal U Maddani reer Somaliland leedahay.kaasi oo Xaqiiq ku dhisan Talo-Wadaag,isku-Tanaasul,iyo Tudhaale.

 

markay arkeen badiba shacbi waynuhu inanu kasoo bixin xisbiga talada dalka haya ee kulmiye midnimadi , dumuquradiyadi iyo qaranimadi somaliland waxa la go aansaday in la Aasaso xisbi ku dhisan dumuquradiyad,Cadaalad,Sinaan,iyo midnimo qaran

oo waxgarada iyo waayel iyo dhalinyaro ,  aqoonyahan iyo  haweenba leh garab istagen xisbiga waddani. taasi oo aan aaminsanahay in la Mahadindoono lagana dheefidoono Waxtarkii laga waayay Xukuumada Talada Dalka Haysa  iyo Xisbigeeda Kulmiye.

waxay u muuqata in somaliland maanta ugu horayso xisbi midha dhal buuxa laga heli karo u dhashay dalka iyo umada reer somaliland-ba uuna yahay Xisbiga Waddani kaasi oo Hada lawada Hantiyey Haaneedka Higsiga Siyaasadeed meelna iskugu keenay xubnihi ugu culusa saaxada siyaasada Somaliland iyo sidoo kale Bahweyntii isbadaldoonka ku waasi oo markay arkeen in xisbiga waddani  yahay xisbiga kaliya ee noolayn kara rajada , himilada iyo  hiigsiga somaliland aynu Markhaati ka nahay inay dhawaan ku soo wada Biyo Shubteen iyaga iyo Taageerayaashoodiiba,waxan leyey umada reer somaliland ilayska waddani ee baxaya waa ilayski daari laha somaliland gabi ahaanteedba

xukumada dalka haysa ee kulmiye waxay noqotay xukumad lagu hungoobay o lagu qasaaray oo wax tarkedu aad iyo aad u liito waxa ilahay inoo dhaliyey xisbiga  waddani ee ku dhisan mabadida aan kor ku  xusay waxan leyey inti ka hadha wadani waa inta jecel in qaranimada somaliland dhawac iyo burburkeda jecel waxan kaga baxaya qoralkayga hadba halkii la hubo ee hubsiimo taalo ayaa loo hub guranaya

Allah-Mahadleh

Ladiye Maxamed Aadan(Gabaloos)

 

 

 

 

COMMENTS
LINKS