UEFA Oo Shaacisay Garsoorayaasha Dhex Dhexaadin Doona Kulamada Salaasada Ee Champions League. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
UEFA Oo Shaacisay Garsoorayaasha Dhex Dhexaadin Doona Kulamada Salaasada Ee Champions League.
October 16, 2016 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Xidhiidhka kubbada cagta Yurub ayaa shaaciyay garsoorayaasha iyo kaaliyaasha dhex dhexaadin doona kulamada Champions League ee salaasada. Markale tartanka xiisaha badan ee Champions League ayaa todobaadkan la ciyaari doona iyada oo kulamada saddexaad ee heerka Groupyada qaybtiisa kowaad salaasada  la ciyaari doono halka kulamada hadhay arbacada la ciyaari doono. Champions League- iyo xamasadiisa. Waxaa salaasada  la ciyaari doonaa 8 kulan iyada oo Real Madrid garoonkeeda Santiago Bernabue ku soo dhawayn doonta kooxda Legia Warszawa.

 

Kulanka Real Madrid iyo Legia Warszawa ayuu dhex dhexaadin doonaa garsooraha ree France ee Ruddy Buquet waxaana caawin doona  Frédéric Cano, Cyril Gringore, Nicolas Rainville, Amaury Delerue iyo  Nicolas Danos oo dhamaantood ka soo wada jeeda dallka Frnace.

 

HALKAN KAGA BOGO DHAMAAN GARSOORAYAASHA DHEX DHEXAADIN DOONA KULAMADA SALAASADA  EE CHAMPIONS LEAGUE-GA

 

SKA Moskva – AS Monaco

Garsoore: Martin Strömbergsson (SWE)

Kaaliyaha 1 Aad: Daniel Gustavsson (SWE)

Kaaliyaha 2 aad: Joakim Amri Nilsson (SWE)

Kaaliyaha Kaydka 1 Aad: Mohammed Al-Hakim (SWE)

Kaaliyaha Kaydka 2 Aad:Glenn Nyberg (SWE)

Sarkaalka Afraad: Per Brogevik (SWE)

Bayer Leverkusen – Tottenham Hotspur

Garsoore: Cüneyt Çakır (TUR)

Kaaliyaha 1 Aad: Bahattin Duran (TUR)

Kaaliyaha 2 aad: Tarik Ongun (TUR)

Kaaliyaha Kaydka 1 Aad: Hüseyin Göçek (TUR)

Kaaliyaha Kaydka 2 Aad:Barış Şimşek (TUR)

Sarkaalka Afraad:  Emre Eyisoy (TUR)

Real Madrid – Legia Warszawa

 

Garsoore:Ruddy Buquet (FRA)

Kaaliyaha 1 Aad:  Cyril Gringore (FRA)

Kaaliyaha 2 aad: Frédéric Cano (FRA)

Kaaliyaha Kaydka 1 Aad: Nicolas Rainville (FRA)

Kaaliyaha Kaydka 2 Aad:Amaury Delerue (FRA)

Sarkaalka Afraad:  Nicolas Danos (FRA

 

Sporting CP – Borussia Dortmund

 

Garsoore:Damir Skomina (SVN)

Kaaliyaha 1 Aad:  Jure Praprotnik (SVN)

Kaaliyaha 2 aad:  Robert Vukan (SVN)

Kaaliyaha Kaydka 1 Aad: Matej Jug (SVN)

Kaaliyaha Kaydka 2 Aad:Slavko Vinčić (SVN)

Sarkaalka Afraad:  Bojan Ul (SVN)

Leicester City – FC København

 

Garsoore: Nicola Rizzoli (ITA)

Kaaliyaha 1 Aad:  Elenito Di Liberatore (ITA)

Kaaliyaha 2 aad:  Mauro Tonolini (ITA)

Kaaliyaha Kaydka 1 Aad: Luca Banti (ITA)

Kaaliyaha Kaydka 2 Aad:Massimiliano Irrati (ITA)

Sarkaalka Afraad:  Riccardo Di Fiore (ITA)

Club Brügge – FC Porto

 

Garsoore:Paolo Tagliavento (ITA)

Kaaliyaha 1 Aad:  Alessandro Costanzo (ITA)

Kaaliyaha 2 aad:  Filippo Meli (ITA)

Kaaliyaha Kaydka 1 Aad:  Paolo Valeri (ITA)

Kaaliyaha Kaydka 2 Aad: Davide Massa (ITA)

Sarkaalka Afraad:  Alessandro Giallatini (ITA)

Olympique Lyon – Juventus Turin

 

Garsoore: Szymon Marciniak (POL)

Kaaliyaha 1 Aad:  Pawel Sokolnicki (POL)

Kaaliyaha 2 aad: Tomasz Listkiewicz (POL)

Kaaliyaha Kaydka 1 Aad: Pawel Raczkowski (POL)

Kaaliyaha Kaydka 2 Aad:Bartosz Frankowski (POL)

Sarkaalka Afraad:  Radoslaw Siejka (POL)

Dinamo Zagreb – Sevilla FC

 

Garsoore: Michael Oliver (ENG)

Kaaliyaha 1 Aad:  Stuart Burt (ENG)

Kaaliyaha 2 aad: Gary Beswick (ENG)

Kaaliyaha Kaydka 1 Aad: Craig Pawson (ENG)

Kaaliyaha Kaydka 2 Aad:Jonathan Moss (ENG)

Sarkaalka Afraad:  Constantine Hatzidakis (ENG

 

DIYAARIYE:  Xamse Jirde Axmed

 

Wajaalenews.net

COMMENTS
LINKS