Liiska Dadka Laga Faa,Iido Qoraaladooda Mareegaha Ku Soo Qoraan | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Liiska Dadka Laga Faa,Iido Qoraaladooda Mareegaha Ku Soo Qoraan
October 21, 2016 - Written by Editor:

Dadkan hoos ku qoran waa dad aan ku qiimeeyey  markii ay wax soo qoraan ama waraysiyo bixiyaan in laga faa,iido  aqoonta qaybaheeda kala duwan sida  aqoon guud, saynis, taariikh, dhaqan, luqad, cilmiga bulshada, suugaan  iyo  wixii la mida.  Dad ayaa jira  aan qoraaladooda iyo waraysiyadooda  midna dhadhan lahayn ama u badan cay iyo aflagaado, ku socota shakhsi.

Dadkan intooda badan isma naqaan laba sedex  marka laga reebo mooye, qaarbo iyo xidid, ehel  inta midna ma nihin ismaba naqaan intooda badan, lacag iyo laaluushna kama qaadan. Qiimaynatani aniga keliya ay igu  egtahay cid igu wehelisaa ma jirto, mana aha macnaheedu mid u jeeda in dadka kalena ee wax qora ama baahiya waxay qoraan uu xun yahay ama liito. Magacyadoodu  siday u kala horeeyaana kama tarjumayso siday u kala  fiican yihiin.

1-Madaxweynihii hore Soomaliland Daahir Riyaale Kaahin

2-Adna  Aadan  Dhakhtar

3- Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa

4- Abwaan Yuusuf Cismaan Cabdille Shaacir

5-Qoraa Cali Cabdi Coomey

6-  Qoraa Xasan Cumar Hoori

7-  Jaamac Yuusuf Cilmi   (Dhakhtar  Caafimaad)

8-Prof Maxamed Siciid Maxamed Gees ( Dharaaro Xusuustood)

9-  Qoraaa Maxamed Baashe Xaaji Xasan

10-Ambasadoor Cawil Cali Ducaale

11-Abwaan Muuse Cali Faruur

12-Maxamuud Shiikh Axmed Dalmar

13-Maxamed Rashiid Shiikh Xasan

14-Xuseen Aadan Yuusuf  Xuseen Kurdi    (Xogta Dahsoon)

15-Xamze Siciid  Maxamed  ( Tudhaale)

16-Guuleed Cali Jabane  ( Xusuus Xasuuqii Ruwaanda)

17-Cabdi Good Abees   (Daahir Yaa Shamis, Waali Cas) (Isir raaca Af Soomaaliga)

18-Yaasmiin Cumar Hadraawi

19-Maxamed Shucayb Axmed    (fariinta Caafimaadka)

20 Maxamed Xaashi Cilmi          (Tayanta Dawladnimada)

Qalinkii iyo qiimayntii    Cabdilaahi Maxamuud Suldaan Cabdislaan

Hargaysa  Jamahuuriyada madaxabanaan ee Soomaliland

Email: abdisalansultan@gmail.com

COMMENTS
LINKS