Falanqayta Siyaasada & khalkhalkii ka Dhashay Qudbadii Xirsi Waxaa ka Mid ah. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Falanqayta Siyaasada & khalkhalkii ka Dhashay Qudbadii Xirsi Waxaa ka Mid ah.
October 21, 2016 - Written by Editor:

1- Jawaabtii Agaasimaha SRA oo aan fahmin ba hadalkii Xirsi oo ahaa mudadadii aan Wasiirka ahaa hawshii amaba shaqadii la ii igmaday waan fuliyay si Wayna waan uga hawl galay, kaligayna maan qaban ee dhamaan shaqaalihii Wasaaradaas ayaa igala qayb ahaa may ahayn guul aan lahaa ee waanu wada lahayn aadna waa ugu mahadnaqayaa.

2- Maxamed Kaahin isna wuxuu yidhi masoo dhawayno durbaano uma tuno siyaasi Xamar kusoo Hungoobay.

Axmed Ismaaciil Samatar ayuu Ina Kaahin yara Hilmaansanaa ayaan isleeyahay, hadii aanay ahayn cida Kulmiye ku biirtaa Xamar kumay soo Hungoobin oo dhaliishu saaran tahay uun Wadani.

Usbuucan gudihiisa waxaa muuqata in Xisbiga Kulmiye aay Dhiig Joojintu ku yartahay, waxaa kaloo muuqata in Xisbiga Wadani Xirsi Xaaji Cali kor usoo qaaday oo isagoo laba week uun joogay uu noqday Laambada KALIYA ee Wadani u baxaysa.

 

Aden Deeq

COMMENTS
LINKS