Madaxweynaha Barack Obama ayaa ka qayb galay xafladii muusig ee ugu danbaysay madaxtinimadiisa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Barack Obama ayaa ka qayb galay xafladii muusig ee ugu danbaysay madaxtinimadiisa.
October 24, 2016 - Written by Wariye:

Washington(WJN):- Madaxweynaha Markanka Barack Obama ayaa ka qayb galay xafladii muusig ee ugu danbaysay madaxtinimadiisa, ee loogu

qabto aqalka cad, waxaanu halkaas ka jeediyay kalmado uu ku cabirayo sii nabad galyaynta aqalka cad ee isaga iyo xaaskiisa.


Cawayskan muusig ee lagu sii nabad galyaynayo Madaxweyne Obama oo loogu magac daray, (Love and Happiness), waxa uu noqon doona cawayskii ugu danbeeyay ee isagoo Madaxweyne ah uu Barack Obama kaga qayb galo aqalka cad.

Wajaalenews.net
Hargeisa Office

COMMENTS
LINKS