Dhamaan Reer Xaaji Mahdi Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh Udirayaan Qoyska iyo Qaraabadi Uu ka Baxay Marxuum Gen faysal kaamil Ciise Oo Maanta ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dhamaan Reer Xaaji Mahdi Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh Udirayaan Qoyska iyo Qaraabadi Uu ka Baxay Marxuum Gen faysal kaamil Ciise Oo Maanta ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa.
October 26, 2016 - Written by Editor:

INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJUCUN.

WAXAA MAANTA GALINKII DANBE MAGAALADA  HARGAYSA KU GEERIYOODAY ALLEH HAUNAXARIISTEE TALIYIHII HORE EE CIIDANKA ILAALADA MADAXTOOYADA MARXUUM GEN FAYSAL KAAMIL CIISE OO MAALIMIHI UDANBEEYAY XANUUN KUSOO BOODAY KU JIIFAY CISBITAALKA MAHDI

Dhamaan qoyska reer xaaji Mahdi Oo ku kala nool dalka gudihiisa iyo dibadiisuba waxay dhambaal tacsiya udirayaa qoyskii iyo qaraabadii uu kabaxay general Faysal kaamil ciise oo maanta ku geeriyooday magaalada hargaysa

Maxamed Xaaji Mahdi (Iiraan)oo ku hadalaya guud magaca reer xaaji mahdi  & Xaasaskiisa iyo caruurtiisa wuxuu Tacsi Tiiraanyo leh gaadhsiinayaan qoyska Ilma Kaamil Ciise iyo caruurtii uu katagay marxuumku iyo guud ahaan shacbi somaliland isagoo ka tacsi yadanaya geeridii naxdinte lahayd eeku timid Murxuum Faysal Kaamil ciisa  waxaanan leenahay Ilaahay Samir Iimaan Saadiqa Haynaga siiyo dhamaanteen Marxuumkana Ilaahay Su,aasha Hawdududeeyo

AAMIN AAMIN

 

INAALILAAHI WAINAA ILAYHI RAAJUCUUN

COMMENTS
LINKS