WAJAALE NEWS

Tacsi Tiiraano Leh oo Ku Socota Saxafi Saciid Khadar C/laahi Geerida Ku Timid Aabihii.

Inaa lilaahi wa Inaa Ilahi Raajucuun Dhammaan Asxaabta Kala Duwan ee kala Ah

Maxamed Muuse Xassan
Maxamed Cismaan Xassan
C/rashiid Nuur Wacays
Guuleed Xassan Maxamed
C/fataax Xaamud Cismaan
Cawaale Axmed Cawaale
C/risaaq C/laahi jaamac
Nagiib C/laahi Colaad
Cabdi Cismaan Xasan
Rawda Cabdi Aadan
Mukhtaar maxamed muuse
Axmed maxamed Ceelaabe
Yuusuf Jaamac Xirsi
Mustafe Cabdi Xassan
C/raxmaan Cige Wacays
Axmed Cismaan Xassan Almis
C/risaaq Axmed Hayaan ilkacase

Waxay Dhammaan Asxaabtaasi Tacsi Tiiraanyo leh U Dirayaan Ilma Khadar C/laahi Aw Axmed Gaar ahaa Saxafi Saciid Khadar C/laahi Aw Axmed oo Maanta Alle ha U Naxariistee Aabihii Marxuum Khadar C/laahi Aw Axmed Ku Geeriyooday magaalada Hargeisa, Waxaan Ilahay Uga baryayaan Inuu Naxariistii jano Ka waraabiyo Marxuumka Ehelkii iyo qaraabadii Uu Ka Baxayna samir iyo iimaan ka Siiyo Aamin Aamin.Aamin

Noolaba Waa Dhinte

Exit mobile version