Dhamaan Dadka Hoos ku Qorani Waxay Tacsi u Dirayaan GAASHAANLE DHEXE: RASHIID CALI DHIGANE Oo Hooyadii ku Geeriyootay Magaalada Ceergaabo. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dhamaan Dadka Hoos ku Qorani Waxay Tacsi u Dirayaan GAASHAANLE DHEXE: RASHIID CALI DHIGANE Oo Hooyadii ku Geeriyootay Magaalada Ceergaabo.
November 1, 2016 - Written by Editor:

INAALILAAHI WA,INAA ILAYHI RAAJUCUUN.

Dhamaan dadka hoos ku qorani waxay tacsi tiiraanyo leh u diryaan dhamaan Qoyska ILMA CALI DHIGANE gaar ahaan GAASHAANLE DHEXE: RASHIID CALI DHIGANE geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Hooyadood Marxuumad CAASHA ISMAACIIL JAAMAC oo lagu Aasay 24/10/2016 magaalada CEERIGAABO waxaanay leeyihiin Illaahay ha u naxariiisto marxuumada idina samir iyo iimaan saadiq ah ha idinka siiyo… Amiin Amiin.

  1. GARSOORE:FAHMI CALI CABDILAAHI
  2. GARSOORE: MAXAMED SALAAN MUXUMED

3.GARSOORE: MAXAMED CISMAAN XASAN

  1. X/ILAALIYE: MAXAMED MUUSE JAMAC
  2. X/ILAALIYE: MAXAMED XUSEEN AXMED
  3. MAXAMUUD CALI XASAN
  4. MAKAAHIIL CABDI MEECAAD
  5. CUMAR MAXAMUUD XUSEEN
  6. XIDIGLE: MUSTAFE YUUSUF JAAMAC
  7. XIDIGLE: C/RAXMAN JAAMAC
  8. XIDIGLE: KHADAR CAWAD CALI

COMMENTS
LINKS