Tacsi | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Tacsi
November 5, 2016 - Written by Editor:

Gen.Maxamed Xasan C/lahi ,Dr.Cabdi aw Ciise Faahiye, xil.Iid Xasan Cabdi,Xil.Xasan Dhagjar,Cawke Jaamac Gadiid,Xasan Cali Aaden,Rashiid Aw Xasan C/lahi,Yusuf Jamac Xirsi, Axmed Almis ,dhamaan waxa ay dadkani dhambaal tacsi ah gaadhsiinayaan Marxuumada  Caasha Cabdi C/lahi Oo ah Hooyada dhashay musharaxa m/wayne ku xigeen ee xisbiga wadani Am.Maxamed Cali  Oo maanta ku geeriyootay magaalada Hargaysa,waxaanay ILAAHAY uga baryayaan marxuumada in janatul fardawsa Rabi ka waraabiyo,eheladii iyo qaraabadii ay ka tagtayna Samir iyo iimaan ka siiyo,waxaana tacsi taa la mid ah diraya dhamaan bahwaynta shabakada wararka ee Wajaalenews.

COMMENTS
LINKS