Daawo Muuqaalka “Muuse Biixi Waxaa Laga Soo Reebay Cabdiraxmaan ,aw Cali, Axmed Xuseen Ciise, Ina xaaji Maxamuud, Cali Marshaal,Iyo Samaale, Maatana Wuxu Marayaa Jamaal Iga Reeba Bari Wuxu Ina Odhan Ciro Iga Reeba,” Muj Cali Xaraaro | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo Muuqaalka “Muuse Biixi Waxaa Laga Soo Reebay Cabdiraxmaan ,aw Cali, Axmed Xuseen Ciise, Ina xaaji Maxamuud, Cali Marshaal,Iyo Samaale, Maatana Wuxu Marayaa Jamaal Iga Reeba Bari Wuxu Ina Odhan Ciro Iga Reeba,” Muj Cali Xaraaro
November 8, 2016 - Written by Editor:

DAAWO;  Muj Cali Cismaan Libaax (Cali Xaraaro)  oo dhalilihii ugu cuslaa usoo jeediyay Axmed Siilaanyo iyo muuse biixi si adag uga hadlay Dhacdadii Xisbiga Ucid Iyo sidii xukuumadu Ula kala safatay labadii garab,

 “Waxaan Axmed Siilaanyo iyo Muuse u Sheegayaa in aanu kursigan Xoog Lagu fadhiisnayn  Somalilandna Sharaftii ayay ka Qaadeen Cadaaladii yay lumiyeen”.Muj Cali Xaraaro,

https://youtu.be/IwSO83syDcE

COMMENTS
LINKS