WAJAALE NEWS

DAAWO ;Saraakiil ka Socday Wasaarada Beeraha Somaliland Oo Daraasad Kusoo Sameeyay Sida Dalalka Aynu Jaarka Nahay Wax Ubeertaan Iyo Waxyaabihii Ugu Layaabka Badnaa Ee ay Kusoo Arkeen.

Hargaysa(w.n) saraakiil ka socotay wasaarada beeraha somaliland ayaa mudo waxay daraasad kusoo sameeyeensida ay dalaka anyu jaarka nahay wax ulasoo baxaan kaasi oo ay ku guur galeen dalka itoobiya sida shacabkiisu wax usoo saaraan dhinaca beeraha.

Hadaba saraakiishan oo masuuliyiinta wasaarada beeraha uga waramay waxyaabihii ay soo barteen .

https://youtu.be/plHXUlrcqBg

Exit mobile version