Hambalyo Iyo Talo Soo Jeedin ku Wajahan Madaxwaynaha Somaliland Mudane Ahmed Siiranyo. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hambalyo Iyo Talo Soo Jeedin ku Wajahan Madaxwaynaha Somaliland Mudane Ahmed Siiranyo.
December 4, 2016 - Written by Editor:

Hambalyo iyo Talo soo jeedin ku wajahan Madaxwaynaha Somaliland Mudane Ahmed MM Siiranyo.Waxaan Kugu Hambalyaynayaa Madahwayne sidaad ujecelyahay inuu Qarankagu waqti kasta Hore uumaro.

Madaxwayne waxad goorkastaba Xukuumadada udoortaa Jiilkii hagi lahaa Qarankan Magacaabistaaduna waxay Muraayad katahay Xililkay ka dhex muuqdan Dhamaan Bulshada Reer Soomaliland.

Hadaba Madaxwayne adigoo aad ugu mahadsan Dhiiri galintaa Bulshadaada.

Waxaan Kuu soo jeedin lahaa inaad Usii Jideeyso Xukuumada kadanbaysa LaboTalo ee Waxka ku ool ah.

1- Waxan soo jeedin lahaa In Wasaaradaha qaar laysku daro siday uwadashaqeeyn lahaayeen una soo koobmi lahaayeen si Wasaaraduhuna Tayo uyeeshan.

2- Waxa kale oon kuu soo jeedin lahaa in Xilalka aad magaCaabayso ay 70% Noqdan Qol qol jooga Waddanka Degan Waliba Dhalinyarada Sida Wasiirada,Agaasimayaasha,Haydaha Dawligaa halka aad QolQoljooga waawayna ka dhigto Latali ya yaasha Madaxwaynaha.

Waxa kaliya ee Qurba Joogta looga Baahan yahay hanoqoto Lixdaa Wasaaradood ee Hoosku qoran inay Waddama debada ugasoo Faaiideeyan Dalka inta uu Aqoonsi helayo.

1-Arimaha Debada

2-Caafimaadka

3-Waxbarashada

4.Dekadaha

5-Duulista

6-Ganacsiga.

WASAARADUHU WAXAY ILATAHAY INSIDAN ISKU RAACAYAN.

1-Wasaarada Macdanta Tamarta iyo Biyaha.

2-Wasaarada Deegaanka iyo Afada Dabiicigaa.

3-Wasaarada Dakadaha iyo Khayradka Bada.

4-Wasaarada Hawlaha Guud iyo Wadooyinka.

4-Wasaarada Shaqda iyo kor uqaadka Mihnadaha.

5-Wasaarada Xanaanda Xoolaha iyo Beeraha.

6-Waaarada Ganacsiga iyo Warshadaha.

7-Wasaarada Ciyaaraha iyo Horumarinta Dhalinyarada.

8-Wasaarada Warfaafinta Hidaha iyo Dhaqanka.

9-Wasaarada Diinta Awqaafta iyo WacyigalintaBulshada.

10-Wasaarda Qorshaynta iyo Horumarka Caalamigaa.

11-Wasaarada Maaliyada.

12-Wasaarada Caafimaadka iyo Dadka Laxaadkala.

13-Wasaarada Qoyska iyo Horumarinta Danyarta.

14-Wasaarada Waxbarashada iyo Tiknoolajiyada.

15-Wasaarada Dalxiiska iyo ilaalinta Asaarta Qadiimiga.

16-wasaarada Arimaha Debada iyo Ictiraaf raadinta.

17-Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Xidhiidhka Goloyaasha.

18-Wasaarada Duulista iyo Hawada.

Halka waxa ka baxaaya ugu yaraan 10 Wasiir oo iskugu jira Wasiiiro iyo Wasiiro Dawlayaal.

Hadan wax ka tagay ama Qalday halayla saxo.

Qalinkii Aamina Aw Jaamac

 

COMMENTS
LINKS