Maxay Wadaagaan Maxamed Kaahin Axmed iyo Maxamed Siciid Moorgan, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maxay Wadaagaan Maxamed Kaahin Axmed iyo Maxamed Siciid Moorgan,
December 5, 2016 - Written by Editor:

Waa laba nin oo  Meelo badan iska shabaha kuwaasi oo dhamaan isku eekaanshahooda barkulan  Ay u tahay qabyaaladu  Marka laga soo bilaabo , bur burkii Somaliya ka dib Moorgan wuxuu kasoo hor jeestey Maamuladii ka samays may Somaliya, kasoo bilaw Caydiid ilaa Iyo Cabdi Qaasim, ka dibna markii Adeerkii Cabdilaahi Yuusuf Qabsaday Somaliya ayuu isa soo Garab taagey lana arkay Moorgan Oo ku jira m/tooyada Somaliya,

maxamed kaahin iyo morgan

Sidoo kale Maxamed Kaahin Wuxuu si toosa uuga wada hor Yimi sedexdii m/weyne ee ay Yeelato JSL waxaanay kala Ahaayeen AHN marxuum  Cabdiraxmaan Axmed Cali, AHN Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal,  yo Daahir Riyaale Kaahin ku darsoo sida Lawada ogyahay si qabyaaladi ku Xardhan tahay midkastana lbaan shaqsi ay u tahay lafdhabar intaa madaxwayne  ka dibna Markii Axmed Siilaanyo talada la Wareegey ayaa la arkay Maxmed Kaahin oo ka dhex muuqda

M/tooyada JSL isla markaana ag Taagen Adeerkii Axmed Siilaanyo Oo weliba si indha la”aana ilaa Maanta u difaacaya,

Hadaba Maxamed Kaahin miyaan la odhan Karin sedexdii M/weyne ee Adeerkaa ka horeeyey cidla kamay Dhalan dadkii iyo qabaa”ilkii ay ka Soo jeedeen way ku daawanayaan Ereyada aad sida fudud u leedahay .

 

 

Xamse Jirde

 

COMMENTS
LINKS