| WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
December 25, 2016 - Written by Editor:

Yuusuf Jaamac Xirsi, Abwaan Sacad X Maxamuud Gadhle, Axmad Cismaan Xasan, Axmad Almus, Xasan Cali Aadan, Axmad Sheekh Nuur Ducaale Muj maxamad Cumar Cabdi Na”a Madaw ,Muj C/rashiid Xasan C/laahi, Cawke Jaamac Gadiid, Eng Axmad Daahir Qawdhan UD, Dhamaantood waxay Tacsi u dirayaan Ehelkii iyo Caruurtii uu ka baxay Marxuum Nuux Axmad Ismaaciil Samir iyo Iiimaan Alle ha ka siiyo iyagoo Alle uga baryaya in Marxuumka Janatu Fardawsa ka waraabiyo Macalin Nuux Axmed Ismaaciil oo Noleshiisa ku dhamaystay Macalinimo ahaana Macalin dhiga Luqada Carabiga waxayna dhamaantood Alle uga baryayaan in uu Janatu Fardawsa ka Waraabiyo Marxuumka Aamiin Aamiin Aamiin.

COMMENTS
LINKS