Masuuliyiin ,Madax Dhaqameed, Mujaahidiintani Waxay Tacsi Udirayaan Qoyskii Uu ka Baxay Marxuum Maxamuud Dhool Dahable Oo Caawa ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Masuuliyiin ,Madax Dhaqameed, Mujaahidiintani Waxay Tacsi Udirayaan Qoyskii Uu ka Baxay Marxuum Maxamuud Dhool Dahable Oo Caawa ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa,
January 13, 2017 - Written by Editor:

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

Suldaanka guud Ee beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan  Suldaan Cabdiraxmaan, Muj Dhagawayne Muj Jidhif  iyo Masuuliyiin kale oo Tacsi Udiray Qoyskii Uu ka Baxay Oday  Marxuum Maxamuud  (Dhool-dahable) Oo ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa.

Dhamaan  salaadiyiinta , waxgaradka xildhibaano iyo mujaahidiinta hoos u qorani Iyagoo ku hadlaya magacooga ka shacabka Somaliland waxay  Tacsi tiiraanyo leh  Qoyskii  iyo qaraabdii  uu ka baxay Marxuum Maxamuud Axmed Xirsi (Dhool-dahable) oo Caawa ku geeriyooday magaalada Hargeysa.

Marxuum Maxamuud Axmed Xirsi (Dhool-dahable) oo ka mid ahaa odayaasha Somaliland kaasi oo qayb xalaadle kazoo qaatay dib u dhiskii dalka . Waxay marxuumka Ilaahay Ubaryayaan in uu Naxariis Jano siiyo qoyskii uu baxayna ilaahay Samir Iyo iimaanka kasiiyo Aamin Aamin

Suldaanka Guud ee Beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan  Suldaan Cabdiraxmaan

Suldaan Mawliid Cali Ibraahim (Sabayse) Suldaanka beesha sacad muuse

Siyaasi Cabdi Muxumed Baadil (Cabdi biid)

Muj Ibraahim Xuseen Dhagawayne

Muj Maxamed Xasan Cabdilaahi (Jidhif)

Cali Qoorseef

Cali Aw Jaamac

Rashiid Jaamac Dhari

Xildhibaan Xasan Dhagjar

COMMENTS
LINKS