WAJAALE NEWS

War-Deg-Dega:Qoraa Maxamed Baashe Xaaji Xasan Oo Hada Xoriyadiisii Dib U Helay

Hargaysa(wajaalenews)qoraa Maxamed Baashe Xaaji Xasan Oo ah Agaasimaha  telefishanka madax banaan ee Star Tv ayaa xoriyadiisii dib u helay ka dib markii dabayaaqadii todobaadkii tagay ay xabsiga u taxaabeen ciidamada nabad galyada Somaliland oo amar ka hasyta xukuumada.

Ma cada sobobta dhabta ah ee keentay xadhiga qoraaga balse waxa la filayaa in uu saacadaha soosocda la hadlo warbaahinta bedkana soo dhigo cida ku lug lahayd in xoriyada laga qaado.

Exit mobile version