War-Deg-Dega:Qoraa Maxamed Baashe Xaaji Xasan Oo Hada Xoriyadiisii Dib U Helay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War-Deg-Dega:Qoraa Maxamed Baashe Xaaji Xasan Oo Hada Xoriyadiisii Dib U Helay
February 25, 2017 - Written by Editor:

Hargaysa(wajaalenews)qoraa Maxamed Baashe Xaaji Xasan Oo ah Agaasimaha  telefishanka madax banaan ee Star Tv ayaa xoriyadiisii dib u helay ka dib markii dabayaaqadii todobaadkii tagay ay xabsiga u taxaabeen ciidamada nabad galyada Somaliland oo amar ka hasyta xukuumada.

Ma cada sobobta dhabta ah ee keentay xadhiga qoraaga balse waxa la filayaa in uu saacadaha soosocda la hadlo warbaahinta bedkana soo dhigo cida ku lug lahayd in xoriyada laga qaado.

COMMENTS
LINKS