DAAWO; Abwaan Daaha Cabdi Gaas Oo Maansada Cusub Ee “Mudaacade” kaga Soo Jawaabay Maansooyinkii Abwaan Weedhsame Iyo Cabdilaahi Xasan Ganey, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Abwaan Daaha Cabdi Gaas Oo Maansada Cusub Ee “Mudaacade” kaga Soo Jawaabay Maansooyinkii Abwaan Weedhsame Iyo Cabdilaahi Xasan Ganey,
March 13, 2017 - Written by Editor:

HARGAYSA (W,N)  Abwaan Daaha Cabdi Gaas oo kamida Abwanada reer somaliland ee ku dhaqan dalka qadar ayaa soo saaray maanso la magacbaxay “Mudaacade” oo uu kaga jawaabayo Maansooyinkii ay Tiriyeen Abwaan Xasan Daahir Weedhsame MUDDUCI  iyo Abwaan Cabdlaahi Xasan Ganey MARAG kuwaasi oo iyagu shacabka usoo bandhigayyeen  sida xiligan ay  tahay xaalada dalka somaliland

Balse Abwaan Daaha ayaa isagu xukuumada iyo xildhibaanada ka difaacay Eedihii ay usoo jeediyeen labada Abwaan waxaanay ahayd sidan

HALKAN KA DAWO IYO DOO DHAMAYSTIRAN;

https://youtu.be/gQgqiI55rO0

 

COMMENTS
LINKS