SIR CULUS : QAABKA HESHIISKA BERBERA LOOGU KARIYAY MUQDISHU IYO SAXEEXA MADAWAYNE HASSAN SHEIKH. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
SIR CULUS : QAABKA HESHIISKA BERBERA LOOGU KARIYAY MUQDISHU IYO SAXEEXA MADAWAYNE HASSAN SHEIKH.
March 13, 2017 - Written by Editor:

Wasiirka Madaxtooyda Mudane Maxamoud Xaashi ayaa si lama filaan ah ugu dhawaaqay in Madaxweyne Siilaanyo iyo Madaxweyne Hassan Sheikh ay wada galeen Hashiiska Qarsoodinga ee Saldhiga Berbera , kana codsaday Madaxweyne Farmajo inuu ixtiraamo heshiiskaas . Markii aan u dhabo galay, waxaan ilo xog ogaal ah ka helay arrimaha soo socda :

1). Wada xaajoodka saldhigu wuxuu mudo dheer ka socday Safaarada Emaaraadku ku leedahay Muqdishu, kuna taalla Lido Street, Abelaziz Area (Old Port). Waxa dhinaca Emaaraadka uga qayb galay Safiirka u fadhiya dalka Somalia Amb Ahmed Othman Al Hammad iyo Mr Mike Hindmarsh oo ah nin calooshi u shaqaysta . Mr Mike , Australian, wuxuu Madax ka yahay “ UAE Presidential Guard” , waxaanu ahaan jiray Taliyahii Ciidanka Emaraadka ee la dagaalamyaa “Xuutinyiinta”. Waxaana la filayaa inuu la wareegi doono “ Saldhiga Berbera “ Fadlan hoos ka akhri maqaal kusoo baxay “ Middle East Eye “
2) Dhinaca Somalia/Somaliland waxa u metelaayay Dr Abdirahman Duale Beyle oo , oo ahaa Wasiirkii Arrimaha Dibedda ee Dawladii Abdelweli Sheikh Ahmed. Dr Beyle, oo ku dashay Gabilay kana soo jeeda Gobolka Awdal, waa khabiir ku yahay arrimaha wada xajoodka “ Arbitration & Negotiations”. Dr Beyle wuxuu hormood ka ahaa wada xaajoodyo fara badan oo ay dawladda Somalia gashay , kana mid ahaayeen : New Deal Compact for Reconstruction and Development; Somalia, Turkey and UN development cooperation; Somalia-Germany bilateral cooperation; OIC embassy treaty iyo qaar kale oo badan.Markii hashiiska qarsoodiga la dhamaystiray , waxa si wada jir ah qalinka ugu duugay Madaxweyne Ahmed Mohamed Siilaanyo iyo Ex-Madaxweyne Hassan Sheikh.
Fadlan :Akhri maqaalka soo scoda oo ku soo baxay “ Middle East Eye”
Revealed: Mercenaries commanding UAE forces in Yemen
The UAE has brought in experienced foreign military officers to command an elite force reporting to Crown Prince Mohammed bin Zayed.An Australian citizen is the commander of an elite UAE military force deployed in Yemen as part of the Saudi-led coalition, which human rights groups accuse of war crimes. Mike Hindmarsh, 59, is a former senior Australian army officer who is publicly listed as commander of the UAE’s Presidential Guard. The Presidential Guard is a unit of marines, reconnaissance, aviation, special forces and mechanised brigades, according to the US State Department website. Hindmarsh oversaw the guard’s formation in early 2010 shortly after he took up his estimated $500,000-a-year, tax-free job in Abu Dhabi, where he reports directly to Crown Prince Mohammed bin Zayed al-Nahyan. Responding to critical comments about the UAE employing mercenaries, military expert Knights tweeted: “It is the same business whether for your original state or a new one. A good general can end a war faster, save lives.” Knights added that employing foreign mercenaries “was a fairly traditional part of conflict before the age of nationalism”
http://www.middleeasteye.net/news/mercenaries-charge-uae-forces-fighting-yemen-764309832
Drs Hoodo Yusuf , Uk, London.
yhoodo@yahoo.com.

COMMENTS
LINKS