DAAWO; Abwaan Cabdiraxmaan Baas Oo Kusoo Biiray Silsiladii Miimleyda Iyo Dulucda Maansada MADAD. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Abwaan Cabdiraxmaan Baas Oo Kusoo Biiray Silsiladii Miimleyda Iyo Dulucda Maansada MADAD.
March 24, 2017 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) DAAWO;  Silsilada Miimley Ee Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame  Ibo Furay Oo Badi Kulmisay Dhalinyarada Hal Abuurka ah reer somaliland Iyo Abwaan Cabdiraxmaan Maxamed macalin (Baas) ayaa silsildan  kusoo biiray kuna soo  Galay Maansada “MADAD” taasi oo ka marag kacay sida ay dadka iyo dalka u boobeen golayaasha kala duwan ee xilka haya .

HALKAN KA DAAWO IYADOO DHAMAYSTIRAN;

https://youtu.be/csBPyuEKDVI

COMMENTS
LINKS