DAAWO ; Abwaan Maxamed Cumar (Mutanabbi) Oo kusoo Biiray Silsiladii Miimled Iyo Maansada :MARO BOOB” Ee Uu kusoo Galay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Abwaan Maxamed Cumar (Mutanabbi) Oo kusoo Biiray Silsiladii Miimled Iyo Maansada :MARO BOOB” Ee Uu kusoo Galay.
March 24, 2017 - Written by Editor:

“Maro Boob”

Maro boobi waa maansada hoos ku qoran oo an kaga qayb qaatay miimlayda ka curatay maansadii muddici ee Xasan Daahir Weedhsame curiyay taasoo aan fikirkayga iyo halkaan ka taaganay laba dhinac ee loo kala saftay muujinaysa.

https://youtu.be/3-dBzK6eXlU

mahadsanidiin.

 inkastoo mashxaradiyo

sacabkii mudici helay

Uu gaadhay meel dheer

 inkastoo midiyo dhawr

hablihii miskaha riday

botor muujiyeenooy

runta macalinkeedii

umareen ciyaartii

 inkastoo mar iyo laba

marageeda kii furay

shaal miidhan lagu daday

macawiiso loo xidhay

 

Inkastoonu madi iyo

madar wali ahayn kali

kolay madhax ma waayoo

 

anna maaxinteedii

runtaan muusinaayee

miigane war iga hoo

COMMENTS
LINKS