MAGACYADA LABADII GABDHOOD EE WALAALAHA AHAA EE GALABTA UU QAADAY DOOXA DACAR BUDHUQ,INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
MAGACYADA LABADII GABDHOOD EE WALAALAHA AHAA EE GALABTA UU QAADAY DOOXA DACAR BUDHUQ,INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN
March 26, 2017 - Written by Editor:

Hargaysa(wajaalenews)Alle ha u Naxariis Waxaa Galabta Daad kasoo Rogmaday dooxa wayn ee Dacar Budhuq Una dhexeeya Magaalooyinka Hargaysa iyo Berbera uu qaaday gaadhi ay saarnaayeen laba gabdhood oo walaalo ah isla markaana uu sobobay khasaaraha ah in ay ku nafwaayeen labadii gabdhodba.

Labadan  hablood ee walaalaha ah ayaa lagu kala magacaabi jiray Marxuumad Foosiya Maxamed Yusuf Iyo Asma Maxamed Yuusuf,iyaga oo labada hablood mid ka mid ahi ka tagtay afar caruura halka takalana aanay lahayn wax ubad ah.

Labadan hablood ee walaalaha ah ayaa ka soo baqoolay dhinaca magaalada Berbera iyaga oo u soo jeeday dhinaca caasimada Hargaysa.

 

 

COMMENTS
LINKS