War-Deg-Dega:Kooxda Xidigaha Geeska Oo Mar Dhawayd Gaadhi Kula Dhacay Kaantaroolka Abaarso | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War-Deg-Dega:Kooxda Xidigaha Geeska Oo Mar Dhawayd Gaadhi Kula Dhacay Kaantaroolka Abaarso
March 27, 2017 - Written by Editor:

Abaarso(Wajaalenews)Kooxda fanaaniinta ee xidigaha Geeska ayaa gaadhi kula dhacay dhinaca galbeed ee magaalada Abaarso  majiro wax khasaare ah ee ka soo gaadhay fanaainta xidigaha geeska shilkan.

Gaadhigan ayaa waxaa lahaa gudoomiyihii hore ee kooxdaas Furinle isla markaana waxaa la sarnaa fanaan Mursal Muuse Cumar iyo dhalinyaro kale

Cid wax ku noqotey ma jirto marka laga yimaado bur bur xoogan oo ku yimid gaadhigii ay wateen , waxaana ay u sii socdoon dhinaca gobalada galbeedka Somaliland

abaarso

 

COMMENTS
LINKS