Ogaysiis Muhiima Oo Ku Saabsan Soo Dhawaynta Berlin Germany Ee Waftiga Gudoomiye Cirro Ee Xisbiga Waddani 28/03/2017 | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ogaysiis Muhiima Oo Ku Saabsan Soo Dhawaynta Berlin Germany Ee Waftiga Gudoomiye Cirro Ee Xisbiga Waddani 28/03/2017
March 27, 2017 - Written by Editor:

Ogaysiis Muhiima Oo Ku Saabsan Soo Dhawaynta Berlin Germany Ee Waftiga Gudoomiye Cirro Ee Xisbiga Waddani 28/03/2017 Waxaa la,ogaysiinayaa dhamaan Taageerayaasha Xisbiga Waddani Germany inay kasoo qayb galaan

Soodhaweynta wafti balaadhan oo Hogaaminayo Gudoomiyaha Xisbiga Waddani ahna Musharaxa Xisbiga Waddani , ahna Gudoomiyaha Golaha Wakiiladooda Jamuuriyada Somaliland

Cabdiraxman Maxamed C/laahi Ciro oo iman doona 28.03.2017, 16:00 Uhr

Dalka Jarmalka gaarahaan Magaalada Berlin waftigu waxay kasoodegayaan

Berlin Schoenefeld (SXF)

Waxay waftigu balamo kuleeyihiin Barlamanka iyo Arimaha Dibeda waxay sidookale kulamo laqaadan doonaa mudada ayjoogaan Taageerayaasha Xisbiga iyo Jaaliyada Somaliland Ee Germany.

Waxay taageerayaasha Xisbiga Waddani Laantiisa germany kusoo dhaweyn doonaan waftiga Xaflad balaadhan oo qabsoomi doonta 28.03.2017, 18:00 Uhr bis 24:00.

Goobtu waa.

ORIENTFEST SAAL

Colditz Str. 27-29.

12099 Berlin

 

U-Bhf. Ullsteinstreese

(U6),Bus 170.

Hamoogaan inaad kasoo qayb gasho

Gudoomiyaha Laanta germany

Hassan Mataan Faarax Xirsi

COMMENTS
LINKS