DAAWO ; Muj farxaan Faacuul Si Adag Uga Hadlay Xadhiga Boqor Badmadow Iyo fashilka Ku Yimid Xukuumada Kulmiye iyo Arimo kale Oo Xasaasiya . | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Muj farxaan Faacuul Si Adag Uga Hadlay Xadhiga Boqor Badmadow Iyo fashilka Ku Yimid Xukuumada Kulmiye iyo Arimo kale Oo Xasaasiya .
April 8, 2017 - Written by Editor:

Muj Farxaan Faacuul Oo Fashiliyay Sirta Ka Danbaysa Bilowga  Qorshe Xisbiga Kulmiye uu Dhalinyarada ku Kala Qaybinayo iyo dhacdooyinkii Ugu Danbeeyay,

HARGAYSA (W,N) Muj farxaan facuul oo kamida  halgamayaashii ururkii SNM ee ku guulaystay dib uxorayta jamhuuriyada Somaliland ayaa markii uhoraysay ka hadlay xadhiga boqor Axmed Maxamed Xasan Badmadow Isagoo dhanka kalena  siqodheer u sharaxay in xukuumada siilaanyo iyo xisbigeeduba ay ku fashhilmeen dhamaan waxyaabihii loo doortay

Sidoo kale muj farxaan ayaa fariin hanjabaada hawada umariyay xukumada isagoo sheegay in aanay dib ugu dulqaadandooni xadhiga ,cabudhinta iyo cago juglaynta ay ku hayaan bulshada,  xisbiga kulmiye ku eedeeyay in xiligan bilaaben sidii ay dhalinyrada jaamacadaha u kala qaybin ahaayen kuwaasi oo sida uu sheegay ay Damacsan yihiin sidii markale bulshada ay cod uga raadsan lahaayen .

 

https://youtu.be/0Dx7kbidy44

COMMENTS
LINKS