DAAWO; Abwaan Xasan Daahir Weedhsame Oo Mar Labaad Kusoo Noqday Silsiladii Miimley Ee Uu Lahaa Bilowgeeda Iyo Maansada “Maax Dareen Lulay” | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Abwaan Xasan Daahir Weedhsame Oo Mar Labaad Kusoo Noqday Silsiladii Miimley Ee Uu Lahaa Bilowgeeda Iyo Maansada “Maax Dareen Lulay”
April 10, 2017 - Written by Editor:

Hargaysa (W,N) Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame ayaa mar labaad kusoo Noqday Silsiladii Miimleyd ee uu lahaa bilowgeeda

Silsilad Suugaaneedan Miimley ayaa  noqotay silsiladii ugu saamaynta badnayd ee mudo 45 sano in ka badan aan soo marta gayiga somalida  taasi  oo  maansadii ay ka bilaabantay uu lahaa Abwaan Weedhsame  magaceedu ahaa MUDDUCI Halka ay maansadiisan labad ay lamagac baxay :MAAX DAREEN LULAY” iyadoo ay  silsiladan  kulmisay in ka badan 5o Abwaan oo ay dhex muuqdaan Haweenku  iyo dayarta Ilaahay Hibada u siiyay hal abuurnimo.ayaa dayratu waxay kaga hadlayaan  dhawr arin uu ragaadiyay dawlada Somaliland kuwaasi oo ay ugu horayso musuq maasuqu, qabyaalada iyo awood maroorsiga  marwlaba jarka ka tuura madaxda somalida

HALKAN KA DAAWO MAANSADII MAAX DAREEN LULAY OO DHAMAYSTIRAN;

https://youtu.be/K21ezpKPEsc

COMMENTS
LINKS