WAJAALE NEWS

DAAWO ; Abwaan Kayse Xasan Goboobe Oo Kusoo Biiray Silsiladii Miimley Iyo Dulucda Maansada “Damqasho Muwaadin” Ee Uu Kusoo Galay.

BURCO(W,N) Abwaan Kayse Xasan Gaboobe oo kuso biiray silsilad Sugaaneedkii Miimley iyo maansada  (Damqasho Muwaadin) waxayna  daba socotaa maansadii muduci ee hassan dahir weedhsame,

sidoo kale waxay xoog uga soo hor jeedaa silsilada miimley, Dhagaysi Wanaagsan.

 

Exit mobile version