DAAWO ; Abwaan Kayse Xasan Goboobe Oo Kusoo Biiray Silsiladii Miimley Iyo Dulucda Maansada “Damqasho Muwaadin” Ee Uu Kusoo Galay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Abwaan Kayse Xasan Goboobe Oo Kusoo Biiray Silsiladii Miimley Iyo Dulucda Maansada “Damqasho Muwaadin” Ee Uu Kusoo Galay.
April 19, 2017 - Written by Editor:

BURCO(W,N) Abwaan Kayse Xasan Gaboobe oo kuso biiray silsilad Sugaaneedkii Miimley iyo maansada  (Damqasho Muwaadin) waxayna  daba socotaa maansadii muduci ee hassan dahir weedhsame,

sidoo kale waxay xoog uga soo hor jeedaa silsilada miimley, Dhagaysi Wanaagsan.

 

COMMENTS
LINKS