Daawo-Ganacsade Cali Cumar Guuleed Oo Beeniyey In Xukuumada Somaliland Ay Dayacday Yuusuf Cabdi Gaboobe Isaga Iyo Shaqsi Kasta Oo Qaranka Somaliland Tixgalin Ka Muddan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo-Ganacsade Cali Cumar Guuleed Oo Beeniyey In Xukuumada Somaliland Ay Dayacday Yuusuf Cabdi Gaboobe Isaga Iyo Shaqsi Kasta Oo Qaranka Somaliland Tixgalin Ka Muddan.
April 26, 2017 - Written by Editor:

(W.N):-:- Ganacsade Cali Cumar Guuleed Oo la Hadlay Warbaahinta Kala Duwan Ayaa Si Faahfaahsan Uga Hadlay hadalada Sheegaya Ee Madaxweynaha Lagu Eedaynayo In Ay Dayaceen In Ay Wax u Qabtaan Muj Suxufi Yuusuf Cabdi Gaboobe Oo Xaalad Caafimaad U Jiifa Cusbitaalka Weyn Ee Magaalada Hargeisa Islamarkaana Waxa uu Sheegay In Isaga Iyo Shaqsi Kasta Oo Kamid Ah  Qaranka Somaliland Oo Tixgalin Ka Mudan In La Garab Istaago Oo Laga War-hayo Xaalad Kasta Oo Ku Sugan Yahay. Waxaan Hadalkiisii Kamid Ahaa Sidan.

COMMENTS
LINKS