HAMBALYO DHALASHO WACAN . | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
HAMBALYO DHALASHO WACAN .
May 1, 2017 - Written by Editor:

Dhamaan dadkan hoos ku qorani waxay dhambaal hambalyo ah udirayaan farxada dhalasho wacan ee Maxamed Deeq Xasan Gaas iyo Marwadiisa oo Wiil ugu Dhashay Cisbitaal Gar Gaar kaasi oo Loo Bixiyay  Warsame Maxamed deeq Xasan Gaas .

Cabdiqani Abiib Diiriye Iyo Xaaskiisa & caruurtiisa

Iyo Sidoo Kale   farxaan Xuseen Khaliif Iyo Xaasaskiisa Iyo caruuriisu  Waxay Dhambaal Hambalyo Dhalasho Wacan  ah Udirayaa  Maxamed-deeq Xasan Gaas Iyo Marwadiisa oo Wiil ugu Dhashay Cisbitaal Gar gaar Ee magaalada Hargaysa  kaasi oo loo bixiyay Warsame Maxamed Deeq Xasan Gaas

Waxaan leenahay soo barbaaar Noqo kii dalkiisa iyo Diintiisa anfaca Aamin Aamin

 

COMMENTS
LINKS