DAAWO ; Muxuu Yahay Xasadku? Maxaa ka Dhasha? Maxaase Dawo u Ah? Sheekh Almis Yaxye Xaaji Ibraahim | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Muxuu Yahay Xasadku? Maxaa ka Dhasha? Maxaase Dawo u Ah? Sheekh Almis Yaxye Xaaji Ibraahim
May 5, 2017 - Written by Editor:

Haddii Aad Astaamahan Isku Aragto Xaasidnimo Ayaa Kugu Jirta Ee Maxaa Dawo U Ah? Sh Almis

Xasadku waa xanuun xun oo ilaahay laga magan galo. Wuxuu ka mid yahay hubka uu shaydaanku adeegsado ee uu qofka muslimka ah iimaanka iyo diintaba kaga dhaawaco.

Haddaba, muxuu yahay xasadku? Maxaa ka dhasha? Maxaase dawo u ah? Su’aalahan iyo jawaabahoodaba waxa aad kaga bogan kartaa MIDHAHA DIINTA. Waxaana qodobkan ka hadlaya sheekh Almis Yaxye Xaaji Ibraahin.

Waana muqaal uu idiinku talo galay barnaamijka MIDHAHA DIINTU. Ka faa’idaysi wanaagsan oo ku camalfal fiican. Ilaahay xaqa ha innagu sugo. Sheekhana ajar iyo xasanaad ha ka siiyo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKAN

 

COMMENTS
LINKS