WAJAALE NEWS

War-Deg-Dega:Hogaamiyaha Maamulka Khaatumo Oo Soo Gaadhay Caasimada Hargaysa

Hargaysa(Wajaalenews)hogaamiyaha Maamulka khaatumo Cali Khaliif Galaydh ayaa maanta safar ku yimid caasimada Somaliand Ee Hargaysa,Safarkan oo ah mid aan hore loo shaacin balse warbaahintu ku war heshay imaatinkiisa ayaa xidhiidho warbaahintu la samaysay Cali Khaliif ka gaabsaday in uu wax tafaasiil ah ka bixiyo socdaalkiisa.

Waxaanu magaalada Hargaysa Ka Degay Hotel Maanso walina ma cada ujeedada dhabta ah ee safarka Pro. Cali Khaliif

 

Exit mobile version