DAAWO : Maxaa Lagu Qaabilayaa Bisha Barakaysan Ee Ramadaan? Sh Mustafe X Ismaaciil, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO : Maxaa Lagu Qaabilayaa Bisha Barakaysan Ee Ramadaan? Sh Mustafe X Ismaaciil,
May 26, 2017 - Written by Editor:

Waxa ina soo gashay bishii barakaysnayd ee Ramadaan oo ka mid ah rukunnada diinta Islaamka ee dadka muslimiinta ahi gutaan. Waxa la sugayey 11 bilood, iyadoo muslimiintu isu diyaariyeen gudashadeeda.

Maadaama oo loo badinayo haddii alle ka dhigo in sabtida ay ku began tahay maalinta koobaad ee Ramadaantu, ayaa muxaadiradan uu idiin soo xulay  barnaamijka MIDHAHA DIINTA, ayaa ku saabsan qaabilitaanka bisha Ramadaan iyo sida uu qofka muslimka ahi uga faa’idaysanayo khayrka Ramadaan. Waxaana soo jeedinayo sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun.

Ka faa’idaysi wanaagsan oo ku camalfal fiican. Ilaahay xaqa ha innagu sugo, sheekhana ajar iyo xasanaad ha ka siiyo.

 

 

COMMENTS
LINKS