Cod Sir Ah-Kulan Madaxtooyada Ku Dhexmaray Masuuliyiinta Beesha Dhulbahante,Doodihii Lays Waydaarsaday Iyo Badheedhihii Cali Khaliif+Difaacii Qadiyada jsl Ee Wasiir Faratoon. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Cod Sir Ah-Kulan Madaxtooyada Ku Dhexmaray Masuuliyiinta Beesha Dhulbahante,Doodihii Lays Waydaarsaday Iyo Badheedhihii Cali Khaliif+Difaacii Qadiyada jsl Ee Wasiir Faratoon.
June 15, 2017 - Written by Editor:

HARGAYSA (W,N) Shirkan oo Daarnaa Sidii looga wadahadli lahaa Qorsha ay maamulka khaatumo iyo somaliland ku wada macamilayaan ayaa waxaa goobtan iskugu yimid badi masuuliyiinta beesha dhulbahante ee xilalka ka haya xukuumada Somaliland  iyo xubnaha baarlamaan ku jira  badi,

cali khaliif iyo faratoon +xoglo

Shirkana ayaa sida ay tibaaxeen xogahan aan  helaynaa ka dhacay Qasriga madaxtooyada somaliland  wallow wararka qaar sheegayaan in uu ka dhacay goob kale ,

kaasi oo ay goob jog ahaayen madaxwayne siilaanyo ,wasiirka madaxtooyada gudoomiyaha xisbiga kulmiye iyo kuxigeenkiisa koowad Maxamed kaahin, iyo sidoo kale gudoomiyaha xisbiga ucid.

Bilowgii shirkan ayaa waxaa badi dadkii goobta fadhiyay qaarkamid ahi  cali khaiil ugu yeedheen madaxwayne ,

Shirkan oo sida codad sir oo aanu helay xaqiijinayaan ahaa mid lagu majaro habaabinayay jamhuuriyada somaliland iyadoo cali khaliif ku doodayo in somaliland ay maamulka khaatumo  aqoonsatay  markaa waxaanu nahay laba maamul oo siman

Dhank akale waxaa isagu si adag arintaa uga horyimid wasiirka arimaha gudaha  somaliland yaasiin xiir faratoon oo ay doodiisu ahayd aynu ku wada hadal inagoo xaydaabka somliland u jirtay oo ah dhulmahante wixii ka maqan doonaya balse yaynaa meesha isku sheeganin maamulo iyo wax jeebta lagala soo baxo.

Halkan ka Dhagayso Codkan Sir ah Ee laga Helay shirkan iyo doodaha lays waydaarsaday.

 

COMMENTS
LINKS