Barxada Wajaale Ee Dekeda Berbera Oo Dab Xoogani Ka Kacay + SAWIRO | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Barxada Wajaale Ee Dekeda Berbera Oo Dab Xoogani Ka Kacay + SAWIRO
June 27, 2017 - Written by Reporter:

Berbera (W,N)-Waxa uu dab xoogani ka kacay   koontiinar yaala barxada Wajaale ee dekada Berbera.

Koontiinarkan gubtay ayaan  la sheegin waxa sababay dabka qabsaday iyo waxa ku jira toona.

Xiligan ayaa waxaa sare ukaca heer kulka magaalada Berbera.

Dhawaan ayay ahayd markii koontiinar uu sidan oo kale dab uga kacay kaa soo ugu dambayntii lagu guulaystay in la bakhtiiyo.

Waxaanu dabkani noqonayaa dabkii labaad ee ka kaca dekada Berbera intii ay la wareegtay shirkada DPWorld.

 

1(1004) 2(875) 3(816) 1(1004)1(1004)

 

 

COMMENTS
LINKS