WAJAALE NEWS

Barxada Wajaale Ee Dekeda Berbera Oo Dab Xoogani Ka Kacay + SAWIRO

Berbera (W,N)-Waxa uu dab xoogani ka kacay   koontiinar yaala barxada Wajaale ee dekada Berbera.

Koontiinarkan gubtay ayaan  la sheegin waxa sababay dabka qabsaday iyo waxa ku jira toona.

Xiligan ayaa waxaa sare ukaca heer kulka magaalada Berbera.

Dhawaan ayay ahayd markii koontiinar uu sidan oo kale dab uga kacay kaa soo ugu dambayntii lagu guulaystay in la bakhtiiyo.

Waxaanu dabkani noqonayaa dabkii labaad ee ka kaca dekada Berbera intii ay la wareegtay shirkada DPWorld.

 

 

 

Exit mobile version