WAJAALE NEWS

DAAWO ; “Waxaynu U Baahanahay Koox Madax banaan Oo Dalkan Badbaadisa” Sheekh Adam-siiro

DAAWO ;  Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadansiiro) oo kamida culimada waawayn ee dalka ayaa kaga hadlay khudbadii jmcaha xaalada uu dalku marayo xiligan  iyo arimaha muhiimka ah ee loo baahan yahay “Waxaynu U Baahanahay Koox Madax banaan Oo Dalkan Badbaadisa”

 

Exit mobile version