DAAWO: Sixir Bararka Iyo Sarif Bararka Oo Xadhkaha Goostay Iyo Saamaynta Uu Ku Yeeshay Ganacsatada Yaryar Iyo Dadka Danyarta Ah + Go,aamadii Wayda Ahaa Ee Xukuumada Oo Aanay Waxba Ka Fulin | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO: Sixir Bararka Iyo Sarif Bararka Oo Xadhkaha Goostay Iyo Saamaynta Uu Ku Yeeshay Ganacsatada Yaryar Iyo Dadka Danyarta Ah + Go,aamadii Wayda Ahaa Ee Xukuumada Oo Aanay Waxba Ka Fulin
July 3, 2017 - Written by Reporter:

Hargaysa(W,N)-sarifbararka iyo sixir bararka ayaa noqday mushkiladakoowaad ee aymaanta la liitaan guud ahaan shacabka Somaliland isaga oo si toos ah u taabtay dadka danyarta ah oo aan haba yaraatee xaaladu maanta gaadhay in aany waxba gadan Karin, sarifka lacagta qalaad ee Dolarka ayaa meeshii ugu saraysay abid gaadhay walina ma muuqdo wax xal ah oo lo ohayo marka laga reebo go,aano dhicisoobay oo xukuumadu hore u shaacsay in ay kula tcaali doonto sixirbararkan xadhkaha gooostay.

 

HALKAN HOOSE KAGA BOGO WARBIXIN LAGA DIYAARIYAY

 

 

WAJAALENEWS DESK

HARGAYSA OFFICE

EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM

COMMENTS
LINKS